Skip to content

Somali – Soomaali

Ku soo dhawoow macluumaadkaaga sonkorta

Macluumaadka loo heli karaa si loo soo dejiyo/download gareeyo ama loo daabaco

Waxaad ka wici kartaa Khadka Caawinta ee NDSS (NDSS Helpline) taleefanka 1800 637 700 si aad u weydiisato in nuqul laguu soo diro. Waxa kale oo aad u wici kartaa si aad ugala hadasho xirfadle caafimaad oo ku saabsan sonkorowgaaga.

Weydii dhakhtarkaaga ama barraha sonkorta inuu kaa diiwaangeliyo Nidaamka Adeega Sonkoroowga Qaranka (NDSS). Tani waxay kaa caawineysaa inaad maareyso sonkortaada.

Ma u baahan tahay turjubaan si aad ulahadasho Khadka Caawinta ee NDSS (NDSS Helpline)?

Waxaad ka wici kartaa Adeegga Tarjumidda Afka iyo Qoraalka ah (TIS) 131 450. U sheeg luqaddaada. Sug inta lagugu xirayo turjubaan, kabacdi weydii 1800 637 700

Welcome to your diabetes information.

Information is available to download or to print.

You can call the NDSS Helpline on 1800 637 700 to ask for a copy to be sent to you. You can also call to speak to a health professional about your diabetes.

Ask your doctor or diabetes educator to register you on the NDSS. This can help you manage your diabetes.

Do you need an interpreter to talk to the NDSS Helpline?

You can call the Translating and Interpreting Service (TIS) on 131 450. State your language. Wait to be connected to an interpreter, then ask for 1800 637 700.

Diabetes Australia acknowledges Aboriginal and Torres Strait Islander peoples as the Traditional Owners and Custodians of this Country. We recognise their connection to land, waters, winds and culture. We pay the upmost respect to them, their cultures and to their Elders, past and present. We are committed to improving health outcomes for all Aboriginal and Torres Strait Islander people affected by diabetes and those at risk.

Learn about the artwork